DAAWO: Masuuliyiinta xisbiyada,kuwa Gobolka iyo Komishanka oo saaka ka hadlay Furitaanka Diiwaan galinta Gobolka Saaxil.

Gobolka Saaxil waxa saaka ka bilaabmay diiwaan galinta codbixiyayaasha,xaflada furitaanka waxa saaka ka qayb galay masuuliyiinta ugu saraysa xisbiyada ,kuwa gobolada iyo komishanka .

Halkan ka daawo.

Gabileynews Network.