Daawo Muuqaal dhamaystiran Qaabka uu u dhacay Shirkii madaxtooyada ee Golayaasha qaranka iyo Axsaabta.

Halkan ka Daawo muuqaal dhamaystiran oo ku saabsan qaabka uu u dhacay shirkii saaka iskugu yimaadeen sadexda gole qaran ,sadexda xisbi iyo komishanku ee lagu go’aamiyay in dib loo dhigo diiwaangalinta.

Gabileynews Network.