Daawo:Xildhibaan Obama Oo Markii Xilkii Laga Badalay Musuq-Maasuq Ka Hadlay.

Hargeisa(GNN)-Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo Kamida Golaha Wakiilada Somaliland Islamarkaana Ahaa Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta Iyo Daba-galka Hantida Qaranka Oo Xilkii laga Qaaday Ayaa Isaguna Daaha Ka Qaaday Musuqmaasuq Baahsan oo Uu Ku Kacay Maamulka Golaha Wakiiladu, Daawo Muuqaalkiisa.