DAAWO: Odayaasha Laascanood oo ka jawaabay hadalkii Cali Gabiley ku tuuray Gobolka Sool.

Xildhibaan Cali Gabiley oo ka tirsan golaha wakiilada ayaa hadal kaftan ah ka jeediyay xafladii xil wareejinta ee badhasaabka Gobolka Gabiley.

Hadaba qaar ka tirsan odayaasha Gobolka Sool ayaa hadalkaasi ka jawaabay shalay mar ay kulan la lahaayeen badhasabkii hore ee Gabiley imikana ah badhasaabka Gobolka Sool Mustafe shiine.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews.net