Daawo: Qurbejooga UK ee Gabiley, Saaxil, Maroodijeex iyo Togdheer oo ku baaqay in Salaadiinta xidhxidhan si degdeg ah loo soo daayo farogalintana laga daayo arrimaha Saldanadaha

Qurbejooga UK ee Gabiley, Saaxil & Maroodijeex oo ku baaqay in Salaadiinta xidhxidhan si degdeg ah loo soo daayo farogalintana laga daayo arrimaha Suldanada.