DAAWO Sawirada Gudoomiye Ciro oo Saaka Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Berbera.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaan ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu saaka Safar ugu baxayMagaalada Berbera ee xarunta Gobolka saaxil 6

Waxaana gudoomiyaha ku soo dhaweeyey magaalada Abdaal dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi oo aan u kala hadhin soo dhaweynta hogaamiyaha xisbiga Waddani Muddane Ciro .

7

1

Sidoo kale waxaa iyaguna madashaasi ka Hadley qaar ka mid ah dadweynaha rer Abdaal waxaana ay sheegen in ay gudoomiyaha ku soo dhaweynayaan magaladii uu ku dhashey ee Abdaal isla markaana dadweynaha rer Abdaal yahiin qaar u diyaar ah isbedel

10

Muddane Ciro ayaa inta uu safarkan ku jiro waxaa uu kormeer ku soo mari doona goobaha ay diwaangalinta cod bixiyaashu ka socoto ee saddexda gobol Saaxil,Hawd Iyo Gabilay .


2
33a45

8
9
11
12131415161718192021

 

 

Log11