Daawo Shirkad Dahabshiil Group Ayaa Gudiga Abaaraha Gabiley Ku Wareejiyay Deeq Raashin ah Oo dhan 100 Qoys

Gabiley(GNN) Maamulka Shirkad Dahabshiil Group Ee Magaalada Gabiley Ayaa Maanta Gudiga Abaaraha Gabiley Ku Wareejiyay Deeq Raashin ah Oo dhan 100 Qoys islamarkaasina Ay Shirkad Dahabshiil Group Ugu Talo Gashay Dadka ay Abaaruhu Helen Ee Gabiley

 

Gabiley.Net

Office Gabiley