Daawo Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Qaybteeda Gabiley Oo Xafiis Cusub Oo Casriya Ka Hirgalisay Magaalada Gabiley islamarkasina Xadhiga Ka Jaray Maanta

Gabiey (GNN) Munaasabad balaadhan oo maanta xadhiga lagaga jarayay Xafiis Dhisme Cusub oo Laba Dabaqa islamarkana shirkada Wayn Ee Isgaadhsiinta Telesom Qaybteeda Magalada Gabiley u Soo Guurtay ayaa ka dhacday magaalada Gabiley ee xarunta Gobolka Gabiey.
munaasabadaas Xadhig Ka Jarka Aya Waxa Goob Joog Ka Ahaa Madaxa Xidhiidh Dadwaynaha Ee Shirkada Telesom Maxamed Cabdi Darbo
Madaxa iibka iyo suuqgaynta Telesom Ee Gabiley Maxamed Dayib Aw Cali
Maamulaha Shirkada Ee Gabiley Sheekh Maxamed Muumin Aadan
Badhasaabka Gobolka Maayarka Magaalada Xubno Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley Cuqaal Salaadiin Iyo Marti Sharafkale Oo Biro Badan
Masuuliyiintii Halkasi Ka Hadlay Ayaa Iska Dabo Maray Muhiimada Xafiiskani Cusubi uleeyahay

telesom group 2

telesom group 3telesom group 4

telesom group 5

telesom group 9

telesom group 8

telesom group 12

telesom group 10

Si ka kastabaha ha ahaatee shirkadan isgaadhsiinta TELESO GABILEY xafiiskan cusub ee ay maanta u soo guurtay ayaa waxa uu noqon doonaa mid ka wayn kii hore qaabilina kara macmiilka maalinba maalinta ka danbaysa soo kordhaya ee ku soo xidhmaya shirkadan TELESOM qaybteeda Gabiley
Cabdirasaaq Axmed Hayaan (Ilkacase)
Gabiley.Net
Office Gabiley