Daawo:-Shirkadaha Dawooyinka Soo Dejiya Oo Dawo Dhacday Ku Daadiyey Goobo Bulshada Khatar Galinkara.

Hargeisa(GNN):-Daawo:-Shirkadaha Dawooyinka Soo Dejiya Oo Dawo Dhacday Ku Daadiyey Goobo Bulshada Khatar Galinkara, Dawooyinkan Wakhtigoodu Dhacay Oo lagu Arkay Goobo Aan Loogu Talo Galin Oo Kamida Xaafaha Magaalada Hargeisa, Ayaaney Jirin Ilaa Hadda cid ka socota oo Ka Hadlay dhinaca shirkadaha dawooyinka soo dejiya ee dalka keena, kuwaas oo ay kamid yihiin, liibaan al iman iyo alla aamin iyo shirkada kale ee mubaarig, Inkasta oo xoghayaha Dawlada hoose caasimada hargeisa oo dul tagay dawooyinkan dhacay sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan,
Qaar kamida dadka deegaaanka lagu qubay dawooyinkan oo aanu isku dayney inaanu wax ka waydiino ayaa noo sheegay in khatar ay ka galeen caruurtii kadib markii waalidka oo aan ogayn ay isticmaaleen. Daawo Dawooyinkan Dhacay.
dawo dhacday.png 2

Dawooyin Dhacay

HARGEISA SOMALILAND
GABILEY NEWS NETWORK
AXMED ALMIS