DAAWO MUUQAAL:-SIYAASI AADAN WALI IYO XILDHIBAAN KA TIRSAN GOLAHA DEEGAANKA GABILEY OO GUDDIDA DOORASHOOYINKA UGU BAAQAY INAY DADKA DHAGAYSTAAN

Gabiley (GNN) Siyaasi Aadan Maxamed Xaaji (Aadan Wali ) Iyo Xildhibaan Mahdi Maxamed xaashi  Oo Komishanka Ugu Baaqay Inay Tixgaliyaan Codsiga Reer Gabiley Oo ay Sanaaduqda Diwan Galinta uga Tagaan Si Dadka Reer Gabiley  siku diwaan Galiyan

Gabiley.NET

Office Gabiley