DAAWO Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo Jeediyay Xukuumada Siilaanyo Kana Hadlay Xadhiga Madax Dhaqameed

HARGAYSA(GNN) shir balaadhan oo ay magaalada hargaysa ku qabteen madax dhaqameedka beelaha subeer awal ayaa waxay si adag uga hadleen xadhiga qaarkamida madax dhaqameedka beesha kuwaasi oo mudo ku xidhan jeelka madheera.

sidoo madax dhaqameedkan ayaa si adag uga hadlay muranka ka taagan dhulka waqooyiga iyo goobaha lagu muran sanyahay, suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan oo goob tan ka hadlay ayaa xukuumda siilaanyo ku tilmaamay mid dalkii iyo dadkiiba baabiisay kuna soo kordhisay dad uu ugu yeedhay waji kumacaash oo marka uu hadlo ay kasoo dabo abaabushay.

subeer-awal

C/RASAAQ AXMED HAYAAN ILKACASE

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE