Daawo-Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Amar Xayiraad Ah oo Lagu Soo Rogay Dadka Ajaanibka

Hargeisa(GNN):-Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Shir Jaraaid Qabtay Ayaa Ku Shaaciyey Amaro Xayiraad Ah oo La Saaray Dadka Ajaanibka Ah Isla markaana, aaney cirka Dhulka iyo Bada Toona Kagaga Bixi Karin Dalka. Daawo Muuqaalka Masuuliyiintan.