Daawo:-Wasiir Cukuse Oo Fagaare Ka Cadeeyey In Ay Heshiiyeen Gudoomiye Muuse Biixi.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarrada Xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Oo Lagu Xaman jiray Inuu Ka Mid Yahay Shaqsiyaadka Siyaasad Ahaan Kasoo Horjeeda Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Ahna Musharaxa Xisbiga Kumiye Ayaa Goob Fagaare Ah ka Cadeeyey In Ay Heshiiyeen Mujaahidka Halkaas Oo Ay Kula Sugnaayeen Masuuliyiin Kale. Daawo Muuqaalkan.