DAAWO: Wasiir Xaglo-toosiye oo ka hadlay xaalada Buuhoodle ” Cali khaliif Cigaal shiidaadna ka fulaysan”

Wasiirka Caafimaadka Somaliland mudane Suleymaan Ciise Xaglo toosiye ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Buuhoodle ,kana waramay xaalada magaalada Buuhoodle iyo qaska ay ka wadaan deegaanka Buuhoodle.

Gabileynews Network.