Daawo Madax Kulan Balaadhan La Qaatay Salaadiita Cuqaasha Iyo Aqoonyahanka Gabiley

Gabiley(GNN) Xubno Kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumada ,Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada iyo Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo ee Gobolka Gabiley Ayaa Kulan Balaadhan La Qaatay Salaadiita Cuqaasha Iyo Aqoonyahanka Gobolka Gabiley
Ujeedada Kulankasi ayaa Ahaa Sidii Logu Guntan Lahaa Diwaan Galinta Gobolka Islamarkasina Loo Xaqiijin Lahaa Nambarkii Uu Gobolkani Kaga Jiray Codbixiyayaasha Dalka ‘
waxana Kulankasi Ka qabsoomay Hoolka Dawlada Hoose Ee Gabiley Halka Kagabogo Warbixintasi Oo Dhamaystiran

Gabiley.Net

Office Gabiley