Daawo Xoghayaha KULMIYE Ee Tog-wajaale Oo Sheegay Inaanu Iska Casilin Xilkiisii – Xisbigaasi Kulmiye Ee Togwajaale Waxanu Sheegayb In Is Casilaadu Ku Eegtahay Gudomiyaha

Gabiley(GNN) Xoghayaha Xisbiga KULMIYE ee Degmadda Tog-wajaale oo wax-ba kama jiraan ku sheegay wararka sheegaaya innuu is-casilay, waxaannu arrintaas ku koobay oo iskaga riixay guddoomiyihiisa iscasilay oo uu sheegay innuu ka been abuuray  Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo dhamaystiran

Gabiley.Net

Office Gabiley