DAAWO:Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kulan La Qaatey Madaxda Gobolka Gabiley.

Gabiley(GNN) Gudomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Maanta Gabiley Soo Gaadhay Ayaa Kulano La Qaatay Maamulka Bahda Garsoorka Iyo Cuqaasha Iyowaliba Ganacsatada Gabiley Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo dhamaystiran

Log1