DAAWO:Xaalada Abaaraha oo meel xun marysa ,Xeryo qaxooti oo la samaynayo iyo Xukuumadoo wufuud dirtay.

Xaalada abaaraha ee ka jirta deegaanada Somaliland ayaa hada meel xun maraysa iyadoo xoolihii dhamaadeen ,dadkiina dhimasho qarka u saaran yihiin.

Xukuumada Somaliland ayaa saaka dirtay laba wafti oo balaadhan oo xaalada soo qiimeeya iyadoo la samyn doono xeryo lagu quudiyo dadka abaartu xoolo tirtay.

Halkan ka Daawo wasiirka arimaha gudaha oo arimahan ka hadlaaya.

Gabileynews Network.