DAAWO:Xisbiga Waddani Oo Waqooyiga Hargeysa U Diray Gaadiid Rara Xoolaha Abaartu Tabaalaysay.

Deeqdan ayaa ka dambeysay balan-qaad uu guddoomiyaha xisbigaasi ku siiyey dadka degaanadaas, socdaalkiisii sama-wade ee uu ku soo maray halkaas. 

 

Log1