GOBOLKA SARAAR OO SI WEYN LOOGA OOGEY SALAADA ROOB DOONTA AHAYD

Caynaba(GNN)Shacabka reer Caynaba ayaa maanta si weyn maanta ugu dareeray salaadii roob doonta ahayd ee madaxweyne Siilaanyo ku baaqay dhowaan.

 

GABILEY.NET