Guddi Golaha wakiilada Somaliland Ka Socda Oo Kulan La Qaatay Odayaal Dhaqameedka Gobolka Awdal Iyo Dareenada Arinta Laga Wada Hadlay Ku Xeeran

Borama(GNN)Guddi ka socota golaha wakiilada somaliland ayaa waxay kulan ay saxaafadu daba jog ka ahayd la yeesheen odayaal dhaqameedka gobolka awdal, iyo shacabka gobolka awdal oo dareenkooda ka dhiibtay siday u arkaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

GABILEY.NET