DAAWO Gudida Abaaraha ee G.Gabiley oo Ganacsatada G.Gabiley Kulan Layeeshay

Gabiley(GNN)Gudida Abaaraha ee G.Gabiley Ayaa Ganacsatada G.Gabiley Kulan Layeeshay Kulankaasi oo Ahaa Mid Lagu Lafo Guraayay Sidi Loo Taakulayn Lahaa Isla Markana Gurmad Loogu Fidin Lahaa Dadka Ku Nool DeeGanada Abaaruhu Ka Dhaceen

 

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE