Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Xaalada Guud Ee Gobolka Sanaag

Ceerigaabo(GNN)Gudoomiyaha gobolka sanaag Mudane Axmed Cabdi Falaay ayaa ka warbixiyay halka ay marayso xaalada guud ee gobolka sanaag isagoona sheegay inuu hada dagan yahay ay ciidamada boolisku ku guulaysteen inay kala dareeriyaan dadkii mudaharaadayay.
Sidoo kalena waxa uu sheegay dhaawac kasoo gaadhay mudaharaadki ka dhacay gobolka qaar kamida saraakiisha ciidanka booliska sanaag.