Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil oo Ka Ha Dashay Rabshadihii Ka Dhacay Gobolka Saaxil

Hargeysa(GNN)Gudoomiyaha xisbiga ucid ee gobolka saaxil Marwo Rooda ayaa ka hadashay xaalada guud ee gobolka saaxil, Sidoo kalena waxay dhambaal tacsi ah u dirtay eheladii,qaraabadii, ciidamada somaliland ee uu ka baxay taliye Casayr oo Dabley hubaysani ku duleen duleedka magaalada berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

GABILEY.NET