Maamulka Gobolka Saaxil, Ka Degmada Berbera,Guddida Abaaraha Berbera Oo Deeq Raashin Ah U Diray Deegaanada Bariga Gobolka Saaxil

Hargeysa(GNN)-Maamulka gobolka saaxil, ka degmada berbera iyo gudida abaaraha gobolka saaxil oo baabuurta deeq raashin ah siday ukala diray deegaanada bariga gobolka saaxil.

Deeqdan raashinka ah ayaa waxa loogu tallo galay in la gaadhsiiyo dadka ay abaaruhu ku saameeyeen deeganada bariga gobolka saaxil.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

GABILEY.NET

BERBERA OFFICE