Daawo:-Dhacdo Argagax Leh Hargeisa Mid Kamida Xabaalaha Xaafada Jig-jiga Yar Oo Qiiq Iyo Olol Ka Baxayo.

Hargeisa(GNN):-Dhacdadan Oo Argagax Galisay Dhammaan Dadkaasi goob jooga ka ahaa ayaa waxa la arkay mid kamida xabaalaha magaalada hargeisa gaar ahaan xabaalahan ayaa ku yaala xaafada jigjiga yar ee agagaarka iskuulka 31may waxaana lagu arkay oo dab iyo qiiq ka baxayo, Daawo Dhacdadan Naxdinta Badan Ee Aan Hore U Dhicin, Subxaana Laah,

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network