Nin Boob Iyo Dhac U Gaysan Jiray Ganacsatada Somalida Ku Nool Konfur Africa Oo Uu Dilay Ganacsade Somali ahi + SAWIRO.

Ninkan oo dhalasho ahaan u dhashay dalka koonfur Africa ayaa waxa uu kamid ahaa dadka dhaca, boobka iyo dilka u gaysta ganacsatada somaliyeed ee ku nool koonfur Africa.Waxaana ninkani oo damcay inuu boob iyo dhac u gaysto meherad uu lahaa ganacsade  somali ahi.Waxana markii soo gallay ayuu ganacsadihii somaliga ahaa dilay ninkaasi.1 2 

Log1