Saxaafda Somaliland ha yeelato hanaanka sirta ah iyo xilkasnimo:Qalinkii nimcaan cadaani Hussein

Waxa farxda inoo ah in saxaafda somaliland ay xawli horumar ah ku talaabsanyso maalinba maalinka ka danbeeyay,

waxa ay indhahaagu qabanyaan amaa aad maqalaysaa in qaybo baddan oo ah mihinadyste suxfiyiin ah iyo weliba noocyda kal duwan ee saxaafda ay ku soo biiryaan waaxyaha kal duwan ee saxaafda

Hawgu badnaadan furashada goobo lagu tabbiyo ama loogu gudbiyo wararka iyo xogah bulshada, haddab si bulshdu uu hesho xog ama war lagu kalsoonan karro waa in la hella qalabkii lagu gudbnayay warkaas cidii gudbinysay xogtaas mihnadle ama suxfi dhab ah iyo weliba waxaybo kale oo muhiima ah sida meel ku munaasiba ah ‘’studio’’ inaaso is biirsatay waxay suurto gelinysa warar lagu Naaloodo ama degansho abuura.

Haddab muhiimadu maah iska furo uun goob gancsi oo wararka tabbisa sidda television, websites, jariirado ama journals iyo idacdo iyo noocayda kale ee tabbiya wararka. Dadka qaar iyagoo faaiido doon ah ayay furtaan noocayda kal duwan ee aan akhristow aynu kor ku soo xusanay.

Waxaan ogsoonahy ama dareensannay dhamnteen in noocayda warbaahinta qaarkooda loo maamulo habb qabiilaysan taaso dad gaar ah maamulan iyga oo fikirkooda Qaldan iyo kooda saxda ahba ku soo gudbinaya waya yartahay ama maba jiraan nooc warbaahineed oo soo tabisa waxa bulshoda faaido ugu jirto sida fariimo caafimada, kuwo waxbarsho iyo wacyigelin.

Waxa aqoonyhanda waxa dersaa ama xogagaalka uu ah nolashu sheegan in haddaba inta bulashdu ay hesho wacyelin ‘’community awareness‘’ayy ka horeyso bulshooyinka kale ee filkeed

Waxa indhahaagu qabanyaan ama aad maqalysaa warbaahin noocyadeeda oo soo daynayaa barnaamija dhan oo nin ku hadlaya magca qabiil isla markaan wuxuu hanjaabd ama af xumo dhaliilo xambaarsan uu tebinyaa qabiil kale.

Waxaayaabah ii murgo geliya waxa ka midda warabaahinta somaliland iney Ahmiyada ay siiyaan warysiga siyasiyiinta curdinka ama aan lahyan aqoon siyaasdeed iyo qabqable qabiil oo caaqil , suldaan sheeganaya iyo shaksiyaad gaar ah oo kale. Marka inadhahgu qabataan ama dhegahagu maqalaan siyaasi la soo fadhiya studio kalmadah noocan oo kale ah Anigoo reer hebala iyo weliba. Iyo weedho kale oo ka sii meeqam hooseya.waxa ka sii liita oo sheeganyaa suxfi oo aan lahayn anshaxii saxfnimo ‘’ ‘’journalism ethics’’iyo wliba mihnadii saxaafda waxay ku tusysaa in ay jirto habacsanaan ama kala daadsanaan uu dhaxeeya bulashda iyo warbaahinata noocyadeeda kal duwan.

Qofkasta oo waxa qoraayaa ama tabbinyaa war waxa ku haboon inuu uu meeldayaa ama ka fiirsada waxasi inuu ku soo noqonyo saameyn xuna ayy ku yeelanyo.

Ceeb maah inaad waxa dhaliisha ama aad dhaleecyso lakiin xaddka aad leedahay maranba ha dhaafin qarankan waxa uga yaal xeerar dastuuri iyo kuwo saxafdeed oo qofka ku jidaynayaa waxa ku haboon iyo waxa ka qaldan.

Waxa baddana dadku Tabiyaan ama qoraan warar aan sal iyo raad toona kulahayan xaqiiqada iyagoo ka raadinya gancsi ama magca gebogebdiina wuxuu ka dhaxlaa qofkaasi ula jeedo kicin bulsho iyo weliba xasardo aanu mahdina marku ka sal gaadho.

Waxaan Tallo leeyahay qolayah gancsiga iyo mihnadalyaasha ku shaqayta tabbinta wararka

·Afka aada shelay waxa ku dhaliishay maantan inaad waxa ku amaanto waa lag qurux badanyhay waayo taasi waxa ku tusyaa inaad tahay dhadhamo raac iyo danyste.

·Ka fiirso qoraalkag iyo tabbintaada aad uumada uu sheegyso inay tahay midd xajiimaynsa sharfka ama cirdiga qof kale taaso saameynted leh

·Inta aydin qabqablaysha qabiil aad ku casuumaysan barnamijyda ama siyaasiynta waxa ka haboon inaad ku bedashaan talloyin caafimada oo qarankan dhaxal gall uu noqda laguna tamriyo.

·Suxfi ama qoraa iyo maamuleyaasha warbaahinta gaarka loo leeyahay waxa kula gudboon si aad ummada iyo bulshada noocyadeed kala duwan ugu yeeltoo sharfa iyo qiimo meeqamkiisu sareeyo oo lagugu soo hirto waa inaad noqtaa qof ka fog xajiimayta ama ceebaytanta haldoorka ummada leedahay sidda culimada aqoonyhaka dhaktiirta iyo hogaamiyasha kuwooda cadaaldu ayy uu tahay bartilmaamedkoda

·Yagleelo ama ku dhaqan fikir aad adigu leedahay si aad uu gaadho meel sare

·Ku dhaqan sharciyada uu yaala saxfda iyo xoriyatul qawlka

·Isku day mar walab inaad raacdo qodobada dastuurka ee38th,41th,qodobka ugu muhiimsan oo ahQODOBKA 51AADdastuurka somaliland

Qalinkii: Nim’aan Adaani Hussein

Emailcadaani123@gmail.com