Tacsi Tiiranyo Leh Dhamaan Saxaafada Iyo Maamulka Gabiley Waxay Tacsi U Dirayaan Dhamaan Ehelkii Iyo Qarabadii ay Ka Baxday Marxuumad Aamina Xasan Diiriye

Tacsi Tiiranyo Leh Dhamaan Saxaafada Iyo Maamulka Gabiley Waxay Tacsi U Dirayaan Dhamaan Ehelkii Iyo Qarabadii ay Ka Baxday Marxuumad Aamina Xasan Diiriye Oo Ku Geeriyotay Dalka Djabuti

Tacsi Tiiraanyo Leh Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Dhamaanba Saxaafada Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gabiley Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Waxay Halkani Tacsi Tiiranyo Leh Uga Dirayaan Qoyskii Eheladii Qaraabadi Iyo Dhamaanba Oo ay Ugu Horeyaan Aabo Axmed Cilmi Iyo Dhamaanba Caruurtisa Ilma Axmed Cilmi Oo Kala Jooga Dnida dacaladeeda Iyowaliba Ilma Maxamed Xaaji Ilma Boobe Yusuf Ducaale Waxayna Marxuumada Alleh Uga Baryayaan In Uu Janatul Fardawsa Ka Waraabiyo Islamarkasina Qabriga U Nuuro Iyagana Uu Samir Iyo iiman Ka siiyo Inalilahi Wa Ina Ilayhi Raajucun
Amiin Amiin Amiin