Tirada Dad Cudurka Daacuunka Ugu dhintay Magaalada Wajeer Ee Dalka Kenya

Hargeysa(GNN)Cudurka daacuunka oo ka dilaacay magaalada wajeer ee dalka Kenya ayaa waxa u dhintay cudurkan tiraba afar ruux oo ku nool magaaladaasi halka dad gaadhay ilaa 18 ruux oo kale ay yaalaan cusbitaalada magaalada wajeer.

 

 

GABILEY.NET