Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Tababar Ku Saabsan Doorka Ay Saxaafaddu Ku Leedahay Doorashooyinka Dalka U Qabatay Saxafiyiinta Magaalada Hargeysa

Hargeysa(GNN)Ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa wariyayaasha ka hawl gala magaalada hargeysa u qabatay tobabar ku saabsan doorka ay saxaafadu ku leedahay doorashooyinka dalka.

 

GABILEY.NET