Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Dalka Jabuuti + SAWIRO.

Ujeedada safarka ay waftigani ku tageen dalka jabuuti ayaa salka ku haya sidi ay uga wada hadli lahaayeen sababta keentay dagaal malintii isniintii dhex maray ciidamada badda ee somaliland iyo kuwa jabuuti.Dagalkan dhex maray labada ciidan yaa waxa uu sababay khasaare ah dhimashada  hal askari oo ka tirsan ciidamada badda somaliland halka hal askari oo kalena ku dhaawacmay.Waxana la filayaa inay maanta kulamo ay yeeshaan madaxda dalka jabuuti iyo waftigan wasiir waran cadde hogaaminayo iyadoona la filaayo inay natiijo fiicani kasoo baxdo.

123]45678910

 

 

 

Log1