War Deg Deg Ah: Dablayadii Dishay Taliyaha Qaybta Police Ee Gobolka Saaxil Oo Hada Gacanta Lagu Soo Dhigay

Berbera(GNN):Magalada Berberaee Xarunta Gobolka Saaxil Ayaa Waxa Maalmahu Udanbayay Ka Taagnayd Xisad Adag Oo Ka Dib Markii Dablay Hubaysani Ay Ku Dishay Deegaan Biyoolay Ee Ka Tirsangobolka Saaxil Taliyaha Qaybta Police Ee gobolka Saaxil Halkaa Ay Ku Dhawaceen Hal Askari ,

Sideed xubnood iyo mid dhaawac ah oo kamid ah Maleeshiyo Beeleedkii Jid gooynta ku dishay Taliyihii Qaybta Booliska Gobolka Saaxil, Gaashanle Sare Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud ( Casayr) ayay goor dhawayd Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku dabo jiray ay gacanta ku dhigeen.

Wakhtigii uu socday hawl galka ay Ciidamaddu ku qab qabanaayeen Kooxdaas, waxaa fakatay Saddex xuubnood oo kamid ah, kuwaas oo Ciidamaddu ku raad joogaan
lana filaayo Saacadaha soo socda inay iygana gacanta ku soo dhigaan. Waxaana ku dhaawac may hawl galkaas xubin kamid ah Maleeshiyada.
Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Kana Mid Ah Masuuliyinta Ku Sugun Gobolka Saaxil Ayaa Shabakada Gabileynet Uu Xaqijiyay Inay Hada Gacanta Lagu Soo Dhigay Sideed Ruux Oo Ah Dablayadi Ku Sugnayd Dagaanka Biyoolay Waxana Uu Sheegay Xildhibaanku In Sideedan Maxbuus Lasoo Wado Magalada Berbera
Magalada Berbera Ayaa Laga Dareemayaa Xasilooni Badan Ka Dib Marki Maalinti Shalay Laga Jaray Isgaashisnti Isla Markaana Lajoojiyay Glaitaanki Iyo Baxitaanka Magalada Berbara

Wixii Warar Kasoo Kordha Kala Soco Shabakada Wararka Ee Gabiley.Net
Gabiley.net
Office Gabiley