Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Safar Ku Tagay Dalka Itoobiya +SAWIRO.

Waxaana wasiirka iyo waftigani ay xalay ku hoyden magaalada jigjiga ee dawlada deegaanka somalida itoobiya.Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa kulamo la qaatay madaxda magaalada jigjiga.Waxaana warar soo gaadhay Gabiley.Net ay sheegayaan in wasiirka iyo waftiga uu hogaaminayaa la filayo inay usii dhaafaan caasimada dalka itoobiya ee Addis-ababa.12345678

 

 

Gabiley.Net ,Hargaysa