Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Oo Shaqadii Ka Caydhiyey Abwaan Ka Tirsanaa Wasaaradaasi.

Hargeisa(GNN):- Wasiirka wasarada Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani Ayaa Soosaaray waraaq amar ah oo uu shaqada kaga joojiyey abwaan C/raxmaan cismaan cumar cashuur oo kamid ahaa hawlwadeenada wasaaradaasi, isagoo abwaanku dhex-deganaa xayndaabka wasaarada warfaafinta, waraaqda wasiirku ku amray ayaa u dhignayd sidan:-12132471_1069142716460437_5422372024107052173_o

 

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network