Wefti uu Horkacayo Gudoomiye Cirro Oo Saaka U Baxay Degaano Hoos Yimaada Gobolada Saaxil Iyo Maroodijeex + SAWIRO.

Waxaana deegaanada ay waftigani marayaan kamida deegaanka Go’da wayn, oo kamida gobolka Saaxi ahna deegaanka uu u dhashay gudoomiye Cirro, iyo degaano kale oo badan.

Waxaana ujeedada socdaalka waftigan ay saaka ku kalaheen uu daaran yahay dardar gaalinta hawlaha diiwaangalinta iyo waliba sidii ay usoo indho indhayn lahaayeen xalaadaha guud ee ay ku sugan yihiin dad iyo duunyada ku dhaqan deegaanadaasi.

1 2 3 

 

 

Log1