Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan oo London soo gaadhay + SAWIRO.

 Waxa galabta ka soo degaye gagida diyaarada ah ee magalada London heathrow airport xog hayaa warfaafinta xisbiga Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan oo hawlo shaqo u yimi wadanka Ingiiska halkaasi oo ay ku qaabileen madaxda xisbiga Waddani ee qarada Yurub iyo tan Ingiiskaba.

Cabdiriashhid Xasan Mataan ayaa inta uu ku sugan yahay wadanka ingiiska waxa uu kulamo kala dugan la yeelan doonaa madaxada xisbiga waddani iyo jaliyada Somaliland ee wadanka Ingiiska dagan. Waa markii ugu horeysay ee uu aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan soo gaadho dalka Ingiriiska ilaa intii uu iska casilay xisbiga Waddani.

6

5
123456789