Xuseen Maxamed Bisad oo ay keliyihiisii fadhiisteen faldan ha la caawiyo

Xuseen Maxamed Bisad oo ah 41 Jir Somaliland u dhashay, ahna ninka labaad ee caalamka u dheer oo lagu qiyaasay 7ft iyo 8.5 inch, ahna ninka qoflka  adduunka ugu gacanta weyn oo iyadana lagu qiyaasay 10.59 Inches, ayaa haddda ay soo wajahday xaalad caafimaad darro oo la xidhiidha inay gabi ahaanba istaageen joojiyeen shaqayntii labadiisii kelyoodba, lana dhigay dhakhtar ku yaala Magaalada London, halkaas oo looga bilaabi doono sidii loogu samayn lahaa sifayn (Dialysis) sida ugu dhakhsaha badan.

Fadlan aynu caawino Xuseen Bisad Ilaahay ayaa caafimaadka hayee wuxuuna u baahan yahay sidii uu keli u heli lahaa cid ugu deeqda Keli.

Xuseen Bisad waa nin wanaagsan oo daacad ah saaxiibtimo weyn leh fadlan ka qayb qaado sidii aad u caawin lahayd Xuseen Maxamed Bisad.

Si aad u caawisid fadlan halkan cilick garee.

bisad

—————————————————————————————————————–

Hussein Bissad is 41 year and he is the second tallest man in world 7ft and 8.5 inch and he has the largest hand of anyone alive as his hands measure 10.59 long inches currently he is facing health conditions in London and both of his kidneys failed and will have dialysis very soon he is looking for kidney donor and treatments so please help Hussein to raise the required funds to save his life.

Mr Hussein Bissad is very kind, honest and friendly please help him live longer by donating what you can.