Cawaale Safiirka Oo Baahiyey Magacyada Tirada Dhalinyarada Kale Ee Ka Bad Baaday Doontii Dhimashada Badnayd

War Deg Deg Ah- Cawaale Safiirka Oo Baahiyey Magacyada Tirada Dhalinyarada Kale Ee Ka Bad Baaday Doontii Dhimashada Badnayd

waa kan qoraalka uu baahiyey Cawaale Safiirku waxaana uu ku bilaabay sidan

“Markasta allaah mahad mudan waa kuwaan magacayada soomalida ilaaheey soo bad baadiyay oo hada ku sugan jasiirada kalamada lambarka 3xaad waa wiil yar oo 6 jir ah madaama masiiba dhacday dad badan aay iso weydiyeen dad dhintay iyo qaar allaah soo bad baadiyay

Hadaba waa kuwaan magacayadeena inta allaah soo bad baadiyay oo ku suganahay magaalada xeebta kalamata ee dalka gariiga waana inta nool waxaana idinla wadaagi doonaa muqaalo goor dhow insha allaah.

1-cawaale warsame sandhool ( safiirka)
2-yaasiin cusmaan ibraahim
3- cabdi raxmaan yaasiin
4- cabdi qaadir axmed macalin
5- suweys maxamed diiriye
6-mowlid cusmaan
7-muuse maxamuud aroosh
8- cabdiraxmaan cabdilaahi cabdi
9-maxamed axmed maxamuud
10- cabdiraxmaan maxamuud maxamed
11- ibraahim cabdi xasan
12- mustafe aadan xasan
13- liibaan shacni jaamac
14- axmed faarax xasan
15- samatar cilmi cabdilaahi
16-muxaydiiin xuseen maxamuu
17- cabdi xakiin abukar diiriye
18-cabdi kariin xareed cali
19- cusmaan asad muxamed
20-khaalid cumar doodi
21- nuur cabdirashiid muxamed
22- cumar cabdi muxamed
23- xamada daahir yusuf
24- najax xasan maxamuud

 

Kalamata – giriig”