Daawo-AUN Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ereyo Kooban Uu Ka Yidhi In Aqoonsi Ay Somaliland Hesho.

Hargeisa(GNN):-Alle Qabri ha u nuuree maxamed xaaji ibraahim cigaal madaxweynihii labaad ee somaliland taaba galiyey dhismaha dawladnimo ee qarankani maanta hadhsanayo seeskana u dhigay bal daawo ereyo kooban oo dhaxal gal ah oo uu ka yidhi in la aqoonsado somaliland ama ay ictiraaf hesho.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network