DAAWO: Dagaal Ooge Cali Khalif oo Quus ka jooga Somaliya ,Rajana ka muujiyay wada hadal uu Somaliland la gallo.

Horjoogaha kooxda nabad diidka ah ee khaatumo seeg Cali khaliif Galaydh oo u waramayay idaacadaha muqdisho ayaa si niyad jab iyo walbahaar badani ka muuqdo ugu cataabay inuu ka quustay Somaliya isla markaana xidhiidha ay u jareen.

Dhinaca kale Galaydh oo la waydiiyay wada hadal uu la galo Somaliland ayaa rajo fiican ka muujiyay.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.