Daawo:- Dhinaca Qosolka Cabdi Good Iyo Shanta Ee Heesood Ee Ka Yaabiyey, iyo Afarta uu Aadka Ula Dhacay Erayadooda.

Hargeisa(GNN):-Cabdi Good Abees o lagu Yaqaano Inta Badan Faaqidaada Ama Abla-ableynta Erayo Sugaaneedka Somalida Danbe Ayaa Dhawaan Ka Sheekeeyey Shanta 5 Heesood Ee Uu Aadka Ula Yaabay,Iyo afarta uu ugu jecel yahay. intii uu hees ka sheekeynayey.HALKAN KA DAAWO.

HARGEISA SOMALILAND
GABILEY NEWS NETWORK
AXMED ALMIS