Daawo-Documentry Ka Waramaya Faaiidada Ay Dalka Ku Soo Kordhiyeen Hotelada Casriga Ah ee Muwaadiniintu Ka Hirgaliyeen.

Hargeisa(GNN):-Hotelada Casriga ah ee dalka oo qayb laxaadle ka qaatay dhismaha iyo kobaca dhinaca dhaqaalaha ee dalka ayaa uu kamid yahay hotel Maansoor oo Ah Hoteladii Ugu Horeeyey Laga Hirgaliyo Magaalada Hargeisa Caasimada Somaliland Kaas Oo U Qalabaysan Hab Casri Ah.
DAAWO BARNAAMIJ LAGA DIYAARIYEY

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Almis