DAAWO: Faysal Cali waraabe oo ka hadlay tahriibta iyo waxyaalaha sababa.

Gudoomiyaha xisbiga UCID oo caawa ka qab galay xaflad lagu soo ban dhigayay buug laga qoray waxyaalaha sababa tahriibta ayaa aad uga sheekeeyay waxyaalaha salka u ah tahriibta.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.