DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo Si kulul u Weeraray Cali Gurey” Cali Gurey anaa magacaabay Tol iyo Taageerana ma haysto”

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jawabay hadalo uu maanta ku duray gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbigaasi mudane Cali Yusuf Cali Gurey.

Halkan ka Daawo.

 

Gabileynews Network.