DAAWO: Garabka Isbaahaysiga Kulmiye oo si cadho leh uga jawaabay Xilka qaadista Labada gudoomiye ku xigeen.

Garabka isbaahaysiga dimuqraadiga ee xisbiga kulmiye ayaa si cadho leh uga jawaabay war kasoo baxay gudida fulinta ee xisbigaasi oo lagu sheegay in xilkii laga qaaday labadii gudoomiye ku xigeen oo garabka isbaahaysiga la safnaa.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.