DAAWO: Golaha Wakiilada oo maanta la horgeeyay Waxka badalka Qodob xeerka dorashada oo dib udhigi kara wakhtiga dorashada.

Golaha wakiilada Somaliland ayaa manta la horgeeyay soo jeedin madaxweynaha Somaliland ka timi oo ahayd in wax ka badal lagu sameeyo qodob ku jira xeerka doorashada oo sheegaya in liiska codbixiyayaasha lasoo saaro lix bilood ka hor wakhtiga doorashada ,taas oo u muuqata in aanay suura gal ahayn wakhtga hadhay oo yar darteed.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.