Daawo Guddida Abaaraha Ee Heer Gobol Gabiley Ayaa Maanta lagu Wareejiyey Deeq Lacageed Oo Dhan 20032 Dolar Oo ay soo Diren Jaaliyada Reer Gabiley

Gabiley(GNN) Guddida Abaaraha Ee Heer Gobol Gabiley Ayaa Maanta lagu Wareejiyey Deeq Lacageed Oo Dhan 20032 Dolar Oo ay soo Diren Jaaliyada Reer Gabiley Siokalena gudiga abaaraha gobalka gabiley iyo hayada qadar charity ayaa deeqo raashin gaadhsiisay qaar ka mid ah tuuloyin gabiley

Gabiley.Net

Office Gabiley