Daawo Gudiga Abaaraha Gabiley Oo Deeqo Raashin ah Gaadhsiyay Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Deegaanada Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN) Gudiga Abaaraha Gabiley Oo Deeqo Raashin ah Gaadhsiyay Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Deegaanada Gobolka Gabiley Sidokalena Waxay Gudidani  Baaq Dheer U Direen Xukuumada Ganacasada  Qurbajoogta Iyo Dhamaanba Umada Muxsiniinta ah Ee Jecel Khayrka Waxayna Ugu Baaqen Inay Dadka Deegaanadani Kasoo Caawiyaan Qodaalka Beeraha Iyo Sidii Loo Xolayni Lahaa Dadkasi Maadama ay Dadkani Xoolihii Ka Madhen

 

Gabiley.Net

Office Gabiley