DAAWO: Gudomiye Faysal Cali warabe iyo Prof.Samatar oo Khudbado ka jeediyay Shirka Jaaliyada Sweden.

Shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada wadanka Sweden oo u horkacayo gudoomiyaha jaaliyadaasi mudana Sakariye Xasan Wacays oo laga doodayay Dimuqraadiyada Somaliland iyo Qadiyada Ictiraafka ayaa lagu casuumay Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Prof Axmed Ismacil Samatar.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.